- Home-ka
- Adeegyada
- Xog
- Ku saabsan
Adeegyada Bulshada
• La -talinta
• Macluumaad ku saabsan nolosha
• Macluumaadka ku saabsan adeegyada deegaanka
• Meel ammaan ah oo khaas u ah la-talinta qof-qof ah
• Jeegag joogto ah si loo hubiyo inaad heli karto caawimada aad u baahan tahay
Helitaanka
• Saacadaha wicitaanka: wakhti kasta
• Ballan ayaa loo baahan yahay: Wac Isniin ilaa Axad, Email: queersexworkkenya@gmail.com, telefoon, WhatsApp, Viber, Facebook
• Dhammaan adeegyada ku taxan waa bilaash
• Goobtani waa meel badbaado u ah dadka LGBTQI+
Shuruudaha U -qalmitaanka iyo Helitaanka Adeegyada
• Qofku waa inuu haystaa dukumenti qaxootinimo/ magangelyo -doon
• Uma baahnin gudbin